Soomaali isku dishay Magaalada Toronto iyo faah faahino kasoo baxaya

Waxaa shalay magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada ka dhacay dil loo geestay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa Soomaalida kunool dalkaasi, waxaana magaciisa lagu sheegay Kaafi Bashiir Bahweyn. Dilka Wiilkan Soomaaliyeed ayaa ka dhacay xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Weston and Lawrence, waxaana dilka wiilkan Soomaaliyeed oo toorey loo adeegsaday ka dambeeyay dhalinyaro kale … Continue reading Soomaali isku dishay Magaalada Toronto iyo faah faahino kasoo baxaya